Ku qor fikradaada ah ''ciyaryahanka u qalmay in la doorto''

Taas isweydiin malaha ninka hada heeysta oo bishii laso dhaafay loo caleemo saray lee waaye...
Taas isweydiin malaha ninka hada heeysta oo bishii laso dhaafay loo caleemo saray lee waaye *KAKA*..Ronaldo haku daadato aan idin dhahay.. dadaalkiisa faraha badan sanadkaan meel hala gaaro aan idin iri..

asc wrx wbr waad salaaman tihiin akhyaarta qiimaha iyo qaayaha leh oo inoo suurta galiyay inaan...
asc wrx wbr waad salaaman tihiin akhyaarta qiimaha iyo qaayaha leh oo inoo suurta galiyay inaan halkaa ku faaqidaadno fikradahayna saliimiga ah oo kusaabsan dhinaca ku´badda cagta.

sidaan ognahay fifa sanad kaan waxay samaysay qalad weyn oo kuu best pleyar uu lahaa ronaldo lasiiyay nin aanan uqalmin sidaa dartee wixii dhacay waa ay dhaceen lakin  sida saxda ah waxaa lahaa xidiga reer united oo lagu magacaabo c.ronaldo waana idin salaamayaa dhamaantiin.

Ronaldo ayaa aha the best player kaka is shit and messi is allright
Ronaldo ayaa aha the best player kaka is shit and  messi  is allright

Waxaas ka baxa Messi magaari kartaan ayaan idin iri, KAKA, RONALDO, ayaa ku waalateeyn dhamantiin....
Waxaas ka baxa Messi magaari kartaan ayaan idin iri, KAKA, RONALDO, ayaa ku waalateeyn dhamantiin. micjisada kubada cagta aduunka ninkii dhaxlay ayaaba nool ayaa waxaa lasimeeysaan dad aanba usoo dhawaan karin xirfadiisa. KAKA, iyo RONALDO maxey yaqanaa just orod usheeg iyo fag fagleyn kaliya

KAKA is the best player of the year and messi will be next and ronaldo he don't know...
KAKA is the best player of the year and  messi  will  be next and ronaldo he don't know everything and he won't be anything and he can't be abest player of the year.

asc akhyaarta magacu waa DAACAD daacadnimada na waa af ka hore laacibka daacada ah na waa RONALDO...
asc akhyaarta magacu waa DAACAD

daacadnimada na waa af ka hore

laacibka daacada ah na waa

RONALDO oo aan dhihi karo waa u qalmaa

lacim nimada aduun ka laakin waxaaan filayaa

fikradeena in ey ka sareeso fik rad kale

laakin aniga waxaaan siin lahaa ninka hawada kutuula ee

C.RONALDO laakin MESSI maxaa lagu siiyay su.aal ma noqoto

sababto ah MESSI labadii sano ee ugu dambesay ayaa laga qaatay asiga oo dayaya labadii sanad ee ugu dambeysay ee kala qaaten KAKA & RONALDO sanad kaan maha in loo sadaxeeya marka fifa waa xishootay

sidaas ayuu ku qaatay MESSI lacib ka aduun ka laakin hadanada soo soc da ayaa war jiraa madama ey ahaan jirtay nin kii qaata horyalkisa iyo kan yurub ba laakin hada 3 laacab ow buuqa ku furan yahay ayaa ah kuwa 1 wadan ka wada cayaara marka hadii uu mid horyalka qaata mid qaata kan yurub yaa lasiin lahaa ayida uu joooga MESSI bootaale RONALDO oo hawada ku duulaya & KAKA o ah qasayga aduunka

ok fikirkiisa waa dhamaaday madama ey noqotay naga jeediya MESSI yow na cunine KKKKKKKKKKKKKKKKKK dhaman waa salaaman tihiin akh yaarteeeda