Quudiye.co.nr

Dagaal oo soo kala dhex galay Chelsa iyo Manutd

 
Sida loo isticmalo CHAT Roomka
 
Chat Roomka Ma,isticmaali kartid hadii aadan cinwaan aad ku gasho aadan laheyn, marka waxaad u baahantahay in aad isdiiwan galiso (Registeration), si aad u isticmaasho.

1 - Waxaad 'Click' siisaa barta ''yellowga' (jaalaha), oo eey ku qorantahay ''Log-in"

2 - Kadib waxaad kusii dhufataa halka eey ku qorantahay ''Create New Account'' si aad u sameysato cinwaan,

Markii aad dhameyso intaas isla markiiba waad isticmaali kartaan Chatroonka.



Chatka roomka waxaad u isticmali kartaa siyabahaan hoos ku qoran.

1- Waxaad kula sheykeeysan kartaan asxaabta aad isku barateyn webka. si aad uga wada shekeysataan ama aad uga doodaan ciyarihii dhacay oo dhan.

2- Sidoo kale hadii aad dooneeyso in aad laxiriirto maamulka webka oo kale,waxaad ka raadin kartaa halka eey ku qorontahay 'Who is Online'' Ciwaankodana waa sidatan "webmaster-quudiye" marwalba waa online.

Waad mahadsantihiin dhamaan.
Faa,iidada Chat Roomka.
 

  1 2 3

KAKA, MESSI, iyo RONALDO keeba u qalmay in loo doorto ''FIFA BEST PLAYER OF THE YEAR''?
Kaga dood halkaan hoose.
 

Ku qor fikradaada ah ''ciyaryahanka u qalmay in la doorto''

  1. KAKA is the best player of the year and messi will be next and ronaldo he don't know everything and he won't be anything and he can't be abest player of the year.

  2. Waxaas ka baxa Messi magaari kartaan ayaan idin iri, KAKA, RONALDO, ayaa ku waalateeyn dhamantiin. micjisada kubada cagta aduunka ninkii dhaxlay ayaaba nool ayaa waxaa lasimeeysaan dad aanba usoo dhawaan karin xirfadiisa. KAKA, iyo RONALDO maxey yaqanaa just orod usheeg iyo fag fagleyn kaliya

  3. Ronaldo ayaa aha the best player kaka is shit and messi is allright

  4. asc wrx wbr waad salaaman tihiin akhyaarta qiimaha iyo qaayaha leh oo inoo suurta galiyay inaan halkaa ku faaqidaadno fikradahayna saliimiga ah oo kusaabsan dhinaca ku´badda cagta.

    sidaan ognahay fifa sanad kaan waxay samaysay qalad weyn oo kuu best pleyar uu lahaa ronaldo lasiiyay nin aanan uqalmin sidaa dartee wixii dhacay waa ay dhaceen lakin sida saxda ah waxaa lahaa xidiga reer united oo lagu magacaabo c.ronaldo waana idin salaamayaa dhamaantiin.

  5. Taas isweydiin malaha ninka hada heeysta oo bishii laso dhaafay loo caleemo saray lee waaye *KAKA*..Ronaldo haku daadato aan idin dhahay.. dadaalkiisa faraha badan sanadkaan meel hala gaaro aan idin iri..

You are viewing the text version of this site.

To view the full version please install the Adobe Flash Player and ensure your web browser has JavaScript enabled.

Need help? check the requirements page.

Get Flash Player